Site icon Qaamuus

ereyga

Catir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.

Catir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -risay)

Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga catir

bulay | cartir | cartir | cartiran | cartirid | cartirnaan | cartirnaansho | catiran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version