Site icon Qaamuus

ereyga

Caw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.

Caw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caw

qaabbilo | yaahuu | naacawsasho | naacawso | jaafi | baad | jaan | nabaad | or | raar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version