Site icon Qaamuus

ereyga

cawaan
(m.l)

(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaan

cawaandi [m.l] (-iyo, m.dh)
Qof isla weyni iyo kibir badan.

cawaannimo [m.dh]
Cawaan ahaan.

cawaansad [m.l]
ld cawaansasho.

cawaansasho [m.f.dh]
eeg cawaanso. ld cawaansad, cawaansi.

cawaansi [m.l]
ld cawaansasho.

cawaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version