Site icon Qaamuus

ereyga

cawaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaanso

cawaansasho [m.f.dh]
eeg cawaanso. ld cawaansad, cawaansi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version