Site icon Qaamuus

ereyga

cawabbarii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax habeen meel ku nabad gelin. ld cawabbariisii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawabbarii

cawabbariin [m.f.dh]
eeg cawabbarii. ld cawabbarisiin.

cawabbarisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cawabbarii.

cawabbarisiin [m.dh]
ld cawabbariin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version