cawadhaxmee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -meysay)Meel loo socdo hal habeen u dhixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawadhaxmee ↴
cawadhaxmeyn [m.f.dh]
eeg cawadhaxmee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg