Site icon Qaamuus

ereyga

cawan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax cawo leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawan

cawanaan [m.f.dh]
eeg cawan. ld cawanaansho.

cawanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cawanaan.

cawannimo [m.dh]
ld Habeennimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version