cawaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹.
cawaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaran ↴
cawarmid [m.f.dh]
eeg cawaran¹. ld cawirmid.
cawarnaan [m.f.dh]
eeg cawaran². ld cawarnaansho, cawirnaan, cawirnaansho.
cawiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
ld cawaran¹.
cawiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld cawaran².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg