caweyn
(m.f.dh)eeg cawee. ld caweys (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caweyn ↴
caweys [m.l]
1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg