Caweysin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.
Caweysin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caweysin ↴
caweysimid | caweysimo | caweysindambe | caweysinhoraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg