cawis
(m.l)ld caawiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawis ↴
caawiyid [m.f.dh]
eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
macawis [m.dh] (-syo, m.l)
Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg