Site icon Qaamuus

ereyga

Cawl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.

Cawl

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo. 2. Cawl dhaddig ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawl

uuro | aboor | caraw | cawlan | cawlawareershe | cawlikudhal | cawlikudhashay | cawllan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version