Site icon Qaamuus

ereyga

cawlikudhashay
(m.dh)

1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan oo xilliga gu'ga bartamihiisa da'a. ld cawlikudhal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawlikudhashay

cawlikudhal [m.dh]
ld cawlikudhashay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version