Site icon Qaamuus

ereyga

Cawratir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.

Cawratir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawratir

cawratirid | cawratiryo | cawritir | cawritir | cawritirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version