Cawritir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.
Cawritir
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir² (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawritir ↴
cawratir | cawratir | cawratirid | cawratiryo | cawritirid | cawritiryo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg