Site icon Qaamuus

ereyga

Cawro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Oogada dadka inta la qarsho; foolxuumo; ceeb.

Cawro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Inkaar. 2. Il, cawri. 3. Xin, kuuni, xasdi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawro

cawri | xumays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version