Site icon Qaamuus

ereyga

Cawsgolgol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1.Harar aan waynayn, samayskiisuna fiicfiicnayn. 2. Kash-kash caws ah oo ardaayada lagu goglo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawsgolgol


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version