Site icon Qaamuus

ereyga

Cay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhareer; calyo.

Cay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo. 2. God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo. 3. Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.

Cay

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(caayay, cayday; caayi) Hadal ama fal qadaf ah cid u jeedin. ld caay².
Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*

Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cay

aad | ta | ka | ka | raabac | baabbacayn | baabbacays | saabbir | saabil | haadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version