Cayaari
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad. ld ciyaari¹.
Cayaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayaari ↴
saadari | waalayso | yib | cayaarid | cayaarin | ciyaari | ciyaari | ciyaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg