Site icon Qaamuus

ereyga

Cayaarsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayaarsii

cayaarsiin | cayaarsiis | ciyaarsii | ciyaarsiin | ciyaarsiis | dabbaaldeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version