cayaarsiin
(m.f.dh)eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaarsiin ↴
cayaarsiis [m.l]
ld cayaarsiin.
ciyaarsiin [m.dh]
ld cayaarsiin.
ciyaarsiis [m.l]
ld cayaarsiin.
dabbaaldeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg