caynad
(m.dh)ld cayn².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caynad ↴
cayn [m.dh]
1. Nooc; jaad. 2. Si, hab, qaab. 3. Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg