Site icon Qaamuus

ereyga

cayololaad
(m.l)

Geed yar oo laamo iyo caleemo biyo ka buuxaan leh oo xooluhu daaqaan, kana baxa birrimada la dego.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayololaad

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version