Site icon Qaamuus

ereyga

Cayuun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.

Cayuun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay)

Cid il wax ku yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayuun

acyuun | cayuumid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version