Ceel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.
Ceel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)(jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceel ↴
aaf | aag | kaabi | baaci | gaal | kaalin | maalinjoog | okhole | raar | sabarad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg