Site icon Qaamuus

ereyga

Ceeryaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.

Ceeryaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Cuf dhibco biyood ah oo ku jira lakabyada hoose ee gibilka, waxaana u sabab ah uumibiyoodka biyaha isugu rogaya hawada dhexdeeda, taas oo keenta aragtida oo si dhexdhexaaha u yaraata.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceeryaan

ceeryaamo | ciiryaamo | ciiryaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version