Site icon Qaamuus

ereyga

Ceshiimeyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceshiimeyso

ceshiimeysasho | ceshiineyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version