Ceshiimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceshiimo ↴
ceshino | cishiino |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg