Cibaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cibaaro ↴
cibro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg