Site icon Qaamuus

ereyga

Ciddabbax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.

Ciddabbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddabbax

ciddabbixid | cuddabbax | cuddabbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version