Site icon Qaamuus

ereyga

ciddillibaax
(m.dh)

1. Miro yicibeed oo markaa soo baxay. 2. Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhashay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciddillibaax

ciddillibaaxi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhalasho.

ciddillibaaxin [m.f.dh]
eeg ciddilibaaxi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version