Site icon Qaamuus

ereyga

Ciddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddo

ciddabbax | ciddood | ciddoodoobid | ciddoodow | cirdood | cuddo | golmaran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version