Site icon Qaamuus

ereyga

Cidhib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dhbo, m.l)

ld cirib.

Cidhib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

(c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cidhib

cirib | haro folkaaneed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version