Site icon Qaamuus

ereyga

Cidhif-birlabeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cidhif-birlabeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version