Cigan
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay. 2. Dhul leh dhir aan weli la daaqin.
Cigan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-maday, -matay)Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.
Cigan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cigan ↴
cigmid | cignaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg