Site icon Qaamuus

ereyga

Ciid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro. 2. ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.

Ciid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciid

aaladee | kaabul | raacdo | raaciye | caad | gaagurre | jaajuur | jaan | nab | nabadsugid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version