Ciil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
Ciil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciil ↴
ba' | qaad | umal | umal | umashoo | uurkusiddo | caloolgubyo | caloolxumo | ciifo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg