ciilcun
(m.l)ld ciilcunid.
ciilcun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)Muddo badan ciil qabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciilcun ↴
ciilcunid [m.f.dh]
eeg ciilcun². ld ciilcun¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg