Ciin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciin ↴
dani | dhalaandhuux | laciin | maciin | maciin | maciindarro | maciinid | maciinla'aan | maciinlaawe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg