Site icon Qaamuus

ereyga

Ciirciir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciirciir

ciirciirid | dalambaabbi | gabgab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version