Cilaaq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.
Cilaaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilaaq ↴
akeekan | calaaqo | cilaaqaad | cilaaqad | cilaaqid | cilaaqo | cilaaqtamid | cilaaqtan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg