Site icon Qaamuus

ereyga

Cilaaqtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.

Cilaaqtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilaaqtan

cilaaqtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version