Cillad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do m.l)1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin wax leeyahay. Tus. “Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cillad ↴
cilladayn | cilladee | cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis | cilladhaan | cilladhaansad | cilladhaansasho | cilladhaansi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg