Site icon Qaamuus

ereyga

Cilmiyaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, snayd)

1. Wax aqoon ku dhisan ahaansho. 2. Wax si wanaagsan loo habeeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilmiyaysan

botani | cilmiyaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version