Site icon Qaamuus

ereyga

Cimaamad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do m.l)

Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimaamad

cigaal | cimaamadan | cimaamadasho | cimaamadaysad | cimaamadaysan | cimaamadaysasho | cimaamadaysi | cimaamadaysnaan | cimaamadaysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version