Site icon Qaamuus

ereyga

cimridheer
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax da'weyn gaarey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cimridheer

cimridheeraan [m.f.dh]
eeg cimridheer. ld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.

cimridheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cimridheeraan.

cimridheeri [m.dh]
Da'aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.

cimridherer [m.l]
ld cimridheeraan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version