Cinaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Diidmo luggooyo ku jirta. 2. Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax-adaygo. ld canaad¹.
Cinaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid. 2. (f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cinaad ↴
canaad | canaad | canaadi | canaadid | canaadnimo | cinaadi | cinaadid | cinaadnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg