Site icon Qaamuus

ereyga

Cinjir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha. 2. Dhacaanka geedka cinjirka. 3. C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cinjir

wadaan | buufin | cinjirrageed | dhegdheg | hilibcinjir | kubbad | lis | ramal | roor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version