Site icon Qaamuus

ereyga

cinwaan
(m.l) (-nno m.dh)

ld cunwaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cinwaan

cunwaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo. 2. Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.

tusmo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Hab reer miyigu u dego meel cusub. 2. Calaamad la dhigo meel la degi rabo. 3. Taxanaha cinwaanada buug.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version