Site icon Qaamuus

ereyga

Ciqaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Jirrabaad qof gef sameeyey la mariyo.

Ciqaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Cid gef sameysay jirrab marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciqaab

jaasee | saamax | baq | cadaab | cadaab | ciidmaris | ciqaaban | ciqaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version